+252-613-685-943info@bcf.so
Back to News

news

customer service and management

July 15, 20265 min read

Empowering Excellence Through Customer Service

Baraarug Consulting Firm waxaa sharaf noo ahayd inaan bixino Customer Service Management Training oo loo qabtay shaqaalaha SOM Bank.

Tababarkan wuxuu diiradda saaray kor u qaadista tayada adeegga macaamiisha, xirfadaha isgaarsiinta, xalinta cabashooyinka, iyo dhisidda dhaqan adeeg oo heer sare ah.

Waxaan uga mahadcelineynaa SOM Bank kalsoonida ay nagu aamineen horumarinta awoodda shaqaalahooda.

Together, we build stronger institutions through knowledge, skills, and professional excellence.